Eid Mubarak

Home


Abu shujaac by Sh. Ahmed Bukhaari.


The long struggles of finding the Truth(Islam)

Kaniisad loo badalaayo Masjid

Asalaamu Calaykum Walaalaha Islaamka ahow qaasatan Kuwa Somalida Ah
waxaa Alle mahadiis Ah in umad islaam Ah Alle inoodoortay waxaana mantay Allah markale iyo marbadanba
ugamahadcelinaynaa in masjika Al-faaruuq oo kuyaala wadanka USA magalada tennessee casimada Nashville lagana aas aasay sanadii 1999 waxaana waxkabartay kana batarata boqolaal arday Soomaliyeed oo isugu jira rag iyo dumarba haba u badnaadeene dhalinta maantay, oo ilaa heer jaamacadeed kagaareen maantayna waxkabarta Jamadacaha Sucuudiga waxaana ku dadaalay Walidiin qayr badan Mirahoodana way heleen ku wabadan oo kamid ah. halka kuwakalena ay ku guda jiraan waxbarashada Cilmiga wajibka ah, hase yeeshee waxaa arinkaa dusha u ritay umada Islaamka ah qaasatan ku Soomalida ah ee degen Tennessee waxayna abaabuleen arinkaas aan kor ku soo xusnay, waxaase loo baahan yahay in dadka ay iska kaashadaan Sida Alaah Subxaana watacaalaa ku yiri Qur’aankiisa (tacaawanuu calalbiri wataqwaa) oo macneheedu yahay hadii lays ku dayo (isku kaal kamaysta samafalka iyo Alle kacabsiga) walaalayaal waxaan ugadan leenahay in aan idiin soo gudbino warbixintaas oo dhan, in maantay anagoo Allaah marwalba ku xamdinayno aan helnay meel Allah lagu caabudo iyo waliba beel ay caruurtayna wax ku bartaanba. Alle inoo saqiray waxaase mahad balaaran ah in Macbad ama kaniisad ku dhawayd masjidka Al-Alfaaruuq ee lagu caabudijiray Allah subxaanahu watacaalaa Qayrkiis aymaantay iibtahay waxaana kafaa iidaystay masjidka oo ku dhaganaa dhul ahaan mana malaysankartid sida dadka reer nashville ay ugufarxeen arinkaas waxaana ay karkale is waydiiyeen tolow yaabixin doono lacagta Allaah waxba kuma Adkee dadka uun baa is ku adkeeya waxaa markale Allah uu u sahlay in durbadiiba 3 qaybood qayb laysku qoray ayna harsantahay 2 qaybood hadaba waxaan idiin soo gudbinaynaa in aad ka faa ii daysataan oo aad Sadaqo jaariya ah ku baxsataan. Gaalada Gacantooda Kabixisaan Allena Iadinka Abaal mariyo walaalayaal wixii in taa dheer waxaad kala soo xiriiri kartaan Imaamka Majidka Al-Faaruuq Sheikh C/raxman Yuusuf iyo waliba maamulayaasha.

Al-Farooq Islamic Center
1421 4th Ave South
Nashville, TN. 37210
Phone: 615-313-8844
E-mail: Contact@Masjid-Alfarooq.org
On the web: www.masjid-alfarooq.org

Driving Direction:

From down town Nashville take 4th Ave south keep straight until you see the Masjid. From I-40 E and W exit t. take 4th Ave south till you see the Masjid less than half a mile. From 440W exit #6 Nolensville, make right, make left on Moore, and make right Rains, then make left 4th Ave South. Masjid will be on your right hand side.

N.B. 4th Ave south is one way street toward south.


Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan walaalaha muslimiinta ha inay jiri doonaan muxaadarooyin ka dhici doona masjidka uuna soo jeedin doono Sheekh Maxamed Idiris.

Muxaadarooyinka Sheekhu uu jeedin doono waxay u dhici doonaan sida hoos ku qoran:

5/18/2012 Khudbada jimcaha kuna saabsan(Ugargaarka Diinta)
5/18/2012 Muxaadaro Habeenka jimcaha kuna saabsan(Sidaan u ilaashanlahayn Diinteena)
5/19/2012 Muxaadaro Habeenka sabtiga kuna saabsan(Isu Kaalmaysiga wanaagga, su’aalo iyo jawaabo).
Muxaadarada kadib waxaa jirta casho loogu talagalay dhammaan dadweynaha.

Dhamaan walaalaha waxaa laga codsanayaa inay ka soo qayb galaan muxaadarooyinkaaas kana faa’idaystaan, waa fursad qaali ah.

Sh.Abdulrahman, imaamka Masjid Al-Farooq oo kahadlaaya muxaadaro kusaabsan xijaabka. Sheekha iyo ardeyda wax kabarata dugsiga Masjid Al-Farooq waxa aay ka qaybqaateen tartaanka dhalinyarada North America oo dhacaayey December 24-28, 2011.

 

Ardaydii kusoo gulaysatay tartanka quraanka kariimka.